Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Maalmahaan baraha bulshada waxaa ku soo badanaaya in dadka ey qiyaasaan muuqaalkooda markii ey weynaadaan ama markii ey dhalin yaro noqdaan siduu u ekaan doono ayagoo isticmaalayo aaladda loo yaqaano FaceApp. FaceApp ma aha barnaamaj cusub, waxuu soo baxay 2017, waxaa leh Russia ama ruushka qolo wax u hormariso. Balse waxaa la moodaa baryahaan inuu … Continue reading Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Waa maxay farqiga u dhaxeeya Systems ka jira dunidda!!!

Sidaan wada ognahay waxaa Jiro dhowr system uu ku soo kaco computer ka. Maanta waxaan wax yar ka sheegi doonaa wax yar oo ku saabsan 3da ugu waaweyn oo laisticmaalo. Haddii aan ku bilowno system ka caanka ah oo badan keena isticmaalo Windows, Waa system ama Operating System sida loo yaqaan oo leh shirkadda Microsoft. … Continue reading Waa maxay farqiga u dhaxeeya Systems ka jira dunidda!!!

Maxey ku kala duwan yihiin Computer Science iyo Information Technology!!

Inkastoo Computer Science (CS) iyo Information Technology (IT) aysan farqi saaid u dhaxeynin, haddna waxaa Jiro inyaroo farqi ah oo u dhaxeeyo waajibna ay tahay in lakala fahmo. Information Technology markaan ka hadleyno ku shaqeynta IT da waxaa muhim ah inuu garanayo shaqaalaha sida loo install gareeyo system ka, sida loo habeeyo iyo sida loo … Continue reading Maxey ku kala duwan yihiin Computer Science iyo Information Technology!!

Sidee ku dooran kartaa Computer fiican!!

Waxaan manta diiradda saari doonnaa sida aad ku ogaan karto waxey ku kala duwan yihiin computers ka iyo astaamahooda. Sidaan wada ognahay badanaa ardada ama bahda rabta iney isticmaasho computer waxey ku dhiban yihiin sideey ku kala dooran lahaayeen midka fiican ama midka ku haboon dhaqaale ahaan, baahi ahaan iyo waliba nooc ahaanta. Sidaa darteeda … Continue reading Sidee ku dooran kartaa Computer fiican!!