Shirkadda Google oo ku hagi doonto dhanka arimaha sirtaada oo online ka la xariira.

Google oo soo saartay hab fudud oo la xariira xaqiijinta amniga isticmaalaha adeegyada ay bixiso shirkadda. Waxey ka bilaabaneysaa ka fogaanshaha dhibaatooyinka la xariira Cybersecurity, oo ay kaa rabto inaad shido doorashada JavaScript oo kow aheyd mid ikhtiyaari ah balse hadda ay ka dhigtay mid waajib ah. kadib waxey kaa dalban doontaa inaad iska tirtirto … Continue reading Shirkadda Google oo ku hagi doonto dhanka arimaha sirtaada oo online ka la xariira.

IBM oo la wareegtay Red Hat qiima gaareysa $33.4 Billion.

Hishiis weyn oo ka dhacay caalamka Teknoolojiyadda, shirkadda IBM waxey shaacisay mar dhow iney la wareegtay shirkadda kale Red Hat oo loogu bartay iney bixiso adeegyada furan oona lacagta aheyn(Open Source) taasoo ku tiirsan adeegyada daruuraha(Cloud Service) lacag gaareysa illaa $33.4B. Waxaa lagu tiriyaa Red Had mid ka mid ah shirkadaha ugu weyn oo bixiya … Continue reading IBM oo la wareegtay Red Hat qiima gaareysa $33.4 Billion.

Halista application no badan oo dhib ku ah isticmaalaha Android ka.

Waxaan ka war qabnaa hadaan nahay dadka isticmaala android mobile ka markii aan kasoo dagsanno application meel ka baxsan Google Playga ama Webka Rasmiga ah iney nasaameneso, laga yaabana inuu wax ka badalo teleefan yadeena ama sirteena si fudud lagu qaadan karo( gacan sadexaad). Waxaa jira hadaba Google Playga xitaa inuusan amni aheyn oonan lagu … Continue reading Halista application no badan oo dhib ku ah isticmaalaha Android ka.

Indha furashada dhanka #Technology yada.

So dhawoow! Technology yada waxey¬† noqoneysaa mid ku fida dunida oo dhan. Markaan u eegno Dalkeena Soomaaliya waxuu ka mid yahay dalalka Africa ugu sareeyo dhankaan iyo tech ga. waxaa soo badanayay maalmihi ugu danbeesay 15 Oct- 25 Oct bandhigyo lagu soo bandhigayo xirfadaha kala duwan iyo fursadaha ka banaan dalka oo loo baahan yahay … Continue reading Indha furashada dhanka #Technology yada.