Sidee ku dooran kartaa Computer fiican!!

Waxaan manta diiradda saari doonnaa sida aad ku ogaan karto waxey ku kala duwan yihiin computers ka iyo astaamahooda. Sidaan wada ognahay badanaa ardada ama bahda rabta iney isticmaasho computer waxey ku dhiban yihiin sideey ku kala dooran lahaayeen midka fiican ama midka ku haboon dhaqaale ahaan, baahi ahaan iyo waliba nooc ahaanta. Sidaa darteeda … Continue reading Sidee ku dooran kartaa Computer fiican!!

Advertisements

Waa maxay Cloud Computing..

Cloud Computing waxaa lagu qeexi karaa, xog dhaxtaal ah dadka isticmaalayana ay markasto heli karaan. Cloud Computing waa awoodaha computerka qaasatan keedinta oo internetka¬† taalo si loo helo xog aanan lumin, loo yareeyo ku tiirsanaanta computeradda ayagoo halaabi karaan, si loo wadaago xogtaas ayadoo u baahneyn in markasta ay ak taalo qofka isticmaalayo. Cloud Computing … Continue reading Waa maxay Cloud Computing..

Maxey ku kala duwan yihiin Android iyo iOS??

Haddaan ku hormarno Android ka, waa system kawada dhaxeeya shirkaddaha taleefanada soo saartay. Waxaana lahaatay shirkadda weyn ee Google ayadaana hadda hormariso. Android ka waxuu ku shaqeeyaa inta taleefan kasoo hartay iPhone ka. Waana system ruux kasta hormarin karo fikradna ku darsan karo. asal ahaan system kaan ayaa loo soo galiyay internet ka si tijaaba … Continue reading Maxey ku kala duwan yihiin Android iyo iOS??

Waa maxay Internet of Things(IoT)!!

Internet of Things ama IoT waa qalabyo isku xiran ama muuqaal ahaan iskugu xiran ama network ahaan. Waxey xogta gu gudbiyaan Network ga dhaxdiisa, Waxeyna diri karaan ayadoo loo baahneyn bani aadam iyo bani aadam kale, ama bani aadam iyo computer. Micnaheedu ay tahay waa qalab aad u caqli badan asagana is diri kara. IoT … Continue reading Waa maxay Internet of Things(IoT)!!

Waa maxay 5G? Sidee u shaqeysaa?!!

5G waxaa laga soo gaabiyay marka hore ( fifth generation) jiilka 5aad ee technology yadda. Waxey suurta galineysaa iney kor u qaado xawaaraha internet ka qaasatan Wireless ka, Waxeyna ka xawaara badisaa Wire Network ga. Sababta loo soo saaray¬† ayaa ah in lahelo xawaare sare oo internet ah, internet lagu kalsoonaan karo shaqadiisa, hufnaanta iyo … Continue reading Waa maxay 5G? Sidee u shaqeysaa?!!

Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)!! Sidee loo isticmaalaa!!

markaan ka hadleyno internet, kaliya waxaan ka isticmaalnaa shaqadiisa 13% ama ka yar halka inta dhiman ay tahay Internet ka Modow Dark Web ama Deep Web sida loo yaqaano. Dark Web waa Meesha lagu kala gato sirta dunida waxaanna u naqaana "Suuqa madow ee internet ka". Waxaa ka mid ah daroogoyinka, jirka bani aadamka, sirar … Continue reading Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)!! Sidee loo isticmaalaa!!

Sidee usoo ceshan kartaa sawir ama muuqaal aad ka tirtay iPhone kaaga ama iPad kaaga.!!

Sawiradda lagu keediyay taleefannada iyo qalabyada teknooloojiyadda waxey ka fiican yihiin kuwa lagu keediyay albumo sidii hore. Sababtoo ah waqtigaa rabto ayaad arki kartaa, majirto wax haleyn karo biyo iwm, si dhaqsi ah ayaad raadin kartaa. Balse waxey ku xiran tahay haddii aadan tirtirin. lkn haddii ay dhacdo waad soo ceshan kartaa qaas ahaan haddii … Continue reading Sidee usoo ceshan kartaa sawir ama muuqaal aad ka tirtay iPhone kaaga ama iPad kaaga.!!

Qiimaha iyo tilmaamaha uu wato mobile ka Galaxy S10:

Iyadoo la sugaayay soo bandhigidda Samsung taleefan keeda Galaxy S10, waxaa isa soo taraayo xogaga ku saabsan taleefankaas oo si sir ah loo soo helaayo. Waxuu tilmaamay website ga TuttoAndroid oo talyaaniga laga leeyahay in Samsung ee soo wado 3 nooc oo Galaxy S10. Taleefanka Galaxy S10 Lite waxuu ku imaan doonaa shaashad cabirkeedu yahay … Continue reading Qiimaha iyo tilmaamaha uu wato mobile ka Galaxy S10:

Sidee iskaga ilaalin kartaa tuugada ka shaqeesata online ka.

10 Talaabo aad iskaga ilaalin karto tuugada online ka. Sidaan wada ognahay waxaa soo badanaya maalin maalinta ka danbeysa dhicida dadka oo laga xadayo Data dooda iyo arimahooda shaqsiyadeed. Haddaba sidaad iskaga ilaaliso tuugadaas waxaad u baahan tahay inaad sameyso 10 kaan talaabo. Isticmaal number sireed adag: number sireed kaaga waa inuusan ka koobnaanin waxyaabo … Continue reading Sidee iskaga ilaalin kartaa tuugada ka shaqeesata online ka.

U guurida dhanka teknooloojiyadda.

Haddaan ka hadalno wadankeena Soomaaliya Technology yadda sidey kusoo gaartay iyo goorti ay soo gaartay iyo xilliga maanta aan taaganahnay heerka aan ka mareeno technology yadda waa wax aad u wayn oo la taaban karo. Waxey nasoo gaartay technology yadda xilligii Gumeystaha waxeyna aheyd mid quseeso dhanka isgaarsiinta waxaana loo yaqaanay Telegraph ama Telegram. Waxuu … Continue reading U guurida dhanka teknooloojiyadda.