Maxaa ka jira in Whatsappka uu yahay mid AMAAN ah??!!

Haddii aad u maleyso dhamaan social media ha aad isticmaasho iney yihiin kuwo la isku haleen karo oo tuugadda internet ka aysan awood u laheyn iney ku saameeyaan, Haddaba waa inaad mar-labaad aad fakarto, saad mooday ma aha. Qaasatan social media ha loo yaqaano Whatsapp ka uu leeyahay shirkadda facebook ga waa mid aad u … Continue reading Maxaa ka jira in Whatsappka uu yahay mid AMAAN ah??!!

Advertisements

Sidee ku xallin kartaa dhibaatada uu la imaado PlayStation4 dhanka heer kululka!!

Heer kululka kaliya dhibaato ma aha, ee waxuu wax u geesan karaa fiilooyinka, iyo system ka gudaha uu ku shaqeeyo PlayStation4. Haddaba waxaa jira dhowr siyaabood aad uga bad baadi karto. Marka hore ogow PlayStation ka waxuu la imaadaa heer kulul soo booda ah, oo badanaa tilmaamta inuu system ka cabaar shidnaa. Si aad u … Continue reading Sidee ku xallin kartaa dhibaatada uu la imaado PlayStation4 dhanka heer kululka!!

Google oo Soomaaliya u soo bandhigtay mashruuc internetka lagu gaarsiin karo miyiga iyo goobaha fog…

  (San Francisco, Maajo 20, 2019) Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md. Cabdi Sheekh Axmed, ayaa booqday Xarunta Dhexe ee Shirkadda Loon oo ah mashruuc la mataano ah Google oo xaruntiisu tahay gobolka California ee dalka Mareykanka. Maareeyaha oo martiqaad rasmi ah ka helay Loon ayaa la kulmay madaxda ugu sarreysa Loon oo uu hor kacaayay … Continue reading Google oo Soomaaliya u soo bandhigtay mashruuc internetka lagu gaarsiin karo miyiga iyo goobaha fog…

Maxey tahay Mushkilladda weyn oo ku timid Facebook iyo saaxiibadiisa:)

Maalinti arbacadda aheyd 13/3 ay ku beegneyd goor-sheegtada 07:00pm geeska Africa, ayuu la kulmay facebook cilladdi ugu weyneyd abid uu la kulmo. Arintaan ayee ku tilmaameyn bartooda Twitter ka iney aheyd cillad farsamo ku imaaday servers kooda taasoo usuurta galin weysay isticmaalayaasha iney galaan application ka facebook ga misane ay wax dhigaan qaas ahaan sawir. … Continue reading Maxey tahay Mushkilladda weyn oo ku timid Facebook iyo saaxiibadiisa:)

Maxey ku kala duwan yihiin Android iyo iOS??

Haddaan ku hormarno Android ka, waa system kawada dhaxeeya shirkaddaha taleefanada soo saartay. Waxaana lahaatay shirkadda weyn ee Google ayadaana hadda hormariso. Android ka waxuu ku shaqeeyaa inta taleefan kasoo hartay iPhone ka. Waana system ruux kasta hormarin karo fikradna ku darsan karo. asal ahaan system kaan ayaa loo soo galiyay internet ka si tijaaba … Continue reading Maxey ku kala duwan yihiin Android iyo iOS??

Waa maxay 5G? Sidee u shaqeysaa?!!

5G waxaa laga soo gaabiyay marka hore ( fifth generation) jiilka 5aad ee technology yadda. Waxey suurta galineysaa iney kor u qaado xawaaraha internet ka qaasatan Wireless ka, Waxeyna ka xawaara badisaa Wire Network ga. Sababta loo soo saaray  ayaa ah in lahelo xawaare sare oo internet ah, internet lagu kalsoonaan karo shaqadiisa, hufnaanta iyo … Continue reading Waa maxay 5G? Sidee u shaqeysaa?!!

Qiimaha iyo tilmaamaha uu wato mobile ka Galaxy S10:

Iyadoo la sugaayay soo bandhigidda Samsung taleefan keeda Galaxy S10, waxaa isa soo taraayo xogaga ku saabsan taleefankaas oo si sir ah loo soo helaayo. Waxuu tilmaamay website ga TuttoAndroid oo talyaaniga laga leeyahay in Samsung ee soo wado 3 nooc oo Galaxy S10. Taleefanka Galaxy S10 Lite waxuu ku imaan doonaa shaashad cabirkeedu yahay … Continue reading Qiimaha iyo tilmaamaha uu wato mobile ka Galaxy S10:

U guurida dhanka teknooloojiyadda.

Haddaan ka hadalno wadankeena Soomaaliya Technology yadda sidey kusoo gaartay iyo goorti ay soo gaartay iyo xilliga maanta aan taaganahnay heerka aan ka mareeno technology yadda waa wax aad u wayn oo la taaban karo. Waxey nasoo gaartay technology yadda xilligii Gumeystaha waxeyna aheyd mid quseeso dhanka isgaarsiinta waxaana loo yaqaanay Telegraph ama Telegram. Waxuu … Continue reading U guurida dhanka teknooloojiyadda.

Indha furashada dhanka #Technology yada.

So dhawoow! Technology yada waxey  noqoneysaa mid ku fida dunida oo dhan. Markaan u eegno Dalkeena Soomaaliya waxuu ka mid yahay dalalka Africa ugu sareeyo dhankaan iyo tech ga. waxaa soo badanayay maalmihi ugu danbeesay 15 Oct- 25 Oct bandhigyo lagu soo bandhigayo xirfadaha kala duwan iyo fursadaha ka banaan dalka oo loo baahan yahay … Continue reading Indha furashada dhanka #Technology yada.