Sidee usoo ceshan kartaa sawir ama muuqaal aad ka tirtay iPhone kaaga ama iPad kaaga.!!

Sawiradda lagu keediyay taleefannada iyo qalabyada teknooloojiyadda waxey ka fiican yihiin kuwa lagu keediyay albumo sidii hore. Sababtoo ah waqtigaa rabto ayaad arki kartaa, majirto wax haleyn karo biyo iwm, si dhaqsi ah ayaad raadin kartaa. Balse waxey ku xiran tahay haddii aadan tirtirin. lkn haddii ay dhacdo waad soo ceshan kartaa qaas ahaan haddii … Continue reading Sidee usoo ceshan kartaa sawir ama muuqaal aad ka tirtay iPhone kaaga ama iPad kaaga.!!

Advertisements

Sidee iskaga ilaalin kartaa tuugada ka shaqeesata online ka.

10 Talaabo aad iskaga ilaalin karto tuugada online ka. Sidaan wada ognahay waxaa soo badanaya maalin maalinta ka danbeysa dhicida dadka oo laga xadayo Data dooda iyo arimahooda shaqsiyadeed. Haddaba sidaad iskaga ilaaliso tuugadaas waxaad u baahan tahay inaad sameyso 10 kaan talaabo. Isticmaal number sireed adag: number sireed kaaga waa inuusan ka koobnaanin waxyaabo … Continue reading Sidee iskaga ilaalin kartaa tuugada ka shaqeesata online ka.

Shirkadda Google oo ku hagi doonto dhanka arimaha sirtaada oo online ka la xariira.

Google oo soo saartay hab fudud oo la xariira xaqiijinta amniga isticmaalaha adeegyada ay bixiso shirkadda. Waxey ka bilaabaneysaa ka fogaanshaha dhibaatooyinka la xariira Cybersecurity, oo ay kaa rabto inaad shido doorashada JavaScript oo kow aheyd mid ikhtiyaari ah balse hadda ay ka dhigtay mid waajib ah. kadib waxey kaa dalban doontaa inaad iska tirtirto … Continue reading Shirkadda Google oo ku hagi doonto dhanka arimaha sirtaada oo online ka la xariira.

IBM oo la wareegtay Red Hat qiima gaareysa $33.4 Billion.

Hishiis weyn oo ka dhacay caalamka Teknoolojiyadda, shirkadda IBM waxey shaacisay mar dhow iney la wareegtay shirkadda kale Red Hat oo loogu bartay iney bixiso adeegyada furan oona lacagta aheyn(Open Source) taasoo ku tiirsan adeegyada daruuraha(Cloud Service) lacag gaareysa illaa $33.4B. Waxaa lagu tiriyaa Red Had mid ka mid ah shirkadaha ugu weyn oo bixiya … Continue reading IBM oo la wareegtay Red Hat qiima gaareysa $33.4 Billion.