Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Maalmahaan baraha bulshada waxaa ku soo badanaaya in dadka ey qiyaasaan muuqaalkooda markii ey weynaadaan ama markii ey dhalin yaro noqdaan siduu u ekaan doono ayagoo isticmaalayo aaladda loo yaqaano FaceApp. FaceApp ma aha barnaamaj cusub, waxuu soo baxay 2017, waxaa leh Russia ama ruushka qolo wax u hormariso. Balse waxaa la moodaa baryahaan inuu … Continue reading Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Advertisements

Muxuu salka ku hayaa Dagaalka u dhaxeeya Huawei iyo Google!!

Bilowga sheekadda haddii aan kasoo bilaabno waxey dhaxmartay Mareekan ka iyo China. Waxey isku heesteen dagaal dhanka dhaqaalaha ah iyo ganacsiga ah. Mareekanka ayaa ka cabsaday korarka dhaqaale ee China sameeneyso, sidaas daraadeeda waxuu cunaqabateen saaray shirkadda Huawei oo laga leeyahay dalka China. Waxuu u sababeeyay cunaqabateen kiisa in shirkadda Huawei ey kusoo darto taleefanadeeda … Continue reading Muxuu salka ku hayaa Dagaalka u dhaxeeya Huawei iyo Google!!

8 Adeeg oo lacag la’aan ah aad uga faaideysan karto Twitter ka.

1.¬† Isticmaal TweetDeck si aad u kala habeeso Posts kaaga/Tweets kaaga. Waxaa Laga yaabaa inaad leedahay followers badan oo markasta kaa sugaya inaad wax soo dhigto, laga yaabee inaadan adiga waqtigaas heynin oo saacad kasta aad wax ku qorto. Waxaa kuugu haboon Inaad isticmaasho adeegaan tweetdeck adigoo uga faaideysanaya inaad hal mar qorto waxaaga oo … Continue reading 8 Adeeg oo lacag la’aan ah aad uga faaideysan karto Twitter ka.

540 million oo isticmaala Facebook ga oo la helay xogtooda oo dayacan, taalana serveradda Amazon

Iyaddoo baryahaan facebook ey u aheyd maalmo xun kadib markii la helay 400 mallion oo isticmaalayaal ah password kooda, haddana xaaladdi wey ka dartay.. Tiro dhaafeysa haaf billion oo isticmaalayaal ah ayaa la helay xogtooda oo ku dayacan servers ka Amazon iyadoo difaac la'aan ah siduu sheegay website ka The Hacker News. Xogtaas oo lasoo … Continue reading 540 million oo isticmaala Facebook ga oo la helay xogtooda oo dayacan, taalana serveradda Amazon

Waa maxay farqiga u dhaxeeya Systems ka jira dunidda!!!

Sidaan wada ognahay waxaa Jiro dhowr system uu ku soo kaco computer ka. Maanta waxaan wax yar ka sheegi doonaa wax yar oo ku saabsan 3da ugu waaweyn oo laisticmaalo. Haddii aan ku bilowno system ka caanka ah oo badan keena isticmaalo Windows, Waa system ama Operating System sida loo yaqaan oo leh shirkadda Microsoft. … Continue reading Waa maxay farqiga u dhaxeeya Systems ka jira dunidda!!!

Maxey ku kala duwan yihiin Computer Science iyo Information Technology!!

Inkastoo Computer Science (CS) iyo Information Technology (IT) aysan farqi saaid u dhaxeynin, haddna waxaa Jiro inyaroo farqi ah oo u dhaxeeyo waajibna ay tahay in lakala fahmo. Information Technology markaan ka hadleyno ku shaqeynta IT da waxaa muhim ah inuu garanayo shaqaalaha sida loo install gareeyo system ka, sida loo habeeyo iyo sida loo … Continue reading Maxey ku kala duwan yihiin Computer Science iyo Information Technology!!

Sidee ku dooran kartaa Computer fiican!!

Waxaan manta diiradda saari doonnaa sida aad ku ogaan karto waxey ku kala duwan yihiin computers ka iyo astaamahooda. Sidaan wada ognahay badanaa ardada ama bahda rabta iney isticmaasho computer waxey ku dhiban yihiin sideey ku kala dooran lahaayeen midka fiican ama midka ku haboon dhaqaale ahaan, baahi ahaan iyo waliba nooc ahaanta. Sidaa darteeda … Continue reading Sidee ku dooran kartaa Computer fiican!!

Waa maxay Cloud Computing..

Cloud Computing waxaa lagu qeexi karaa, xog dhaxtaal ah dadka isticmaalayana ay markasto heli karaan. Cloud Computing waa awoodaha computerka qaasatan keedinta oo internetka¬† taalo si loo helo xog aanan lumin, loo yareeyo ku tiirsanaanta computeradda ayagoo halaabi karaan, si loo wadaago xogtaas ayadoo u baahneyn in markasta ay ak taalo qofka isticmaalayo. Cloud Computing … Continue reading Waa maxay Cloud Computing..

Waa maxay Internet of Things(IoT)!!

Internet of Things ama IoT waa qalabyo isku xiran ama muuqaal ahaan iskugu xiran ama network ahaan. Waxey xogta gu gudbiyaan Network ga dhaxdiisa, Waxeyna diri karaan ayadoo loo baahneyn bani aadam iyo bani aadam kale, ama bani aadam iyo computer. Micnaheedu ay tahay waa qalab aad u caqli badan asagana is diri kara. IoT … Continue reading Waa maxay Internet of Things(IoT)!!

Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)!! Sidee loo isticmaalaa!!

markaan ka hadleyno internet, kaliya waxaan ka isticmaalnaa shaqadiisa 13% ama ka yar halka inta dhiman ay tahay Internet ka Modow Dark Web ama Deep Web sida loo yaqaano. Dark Web waa Meesha lagu kala gato sirta dunida waxaanna u naqaana "Suuqa madow ee internet ka". Waxaa ka mid ah daroogoyinka, jirka bani aadamka, sirar … Continue reading Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)!! Sidee loo isticmaalaa!!