Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Maalmahaan baraha bulshada waxaa ku soo badanaaya in dadka ey qiyaasaan muuqaalkooda markii ey weynaadaan ama markii ey dhalin yaro noqdaan siduu u ekaan doono ayagoo isticmaalayo aaladda loo yaqaano FaceApp. FaceApp ma aha barnaamaj cusub, waxuu soo baxay 2017, waxaa leh Russia ama ruushka qolo wax u hormariso. Balse waxaa la moodaa baryahaan inuu … Continue reading Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Advertisements

Sidee usoo ceshan kartaa sawir ama muuqaal aad ka tirtay iPhone kaaga ama iPad kaaga.!!

Sawiradda lagu keediyay taleefannada iyo qalabyada teknooloojiyadda waxey ka fiican yihiin kuwa lagu keediyay albumo sidii hore. Sababtoo ah waqtigaa rabto ayaad arki kartaa, majirto wax haleyn karo biyo iwm, si dhaqsi ah ayaad raadin kartaa. Balse waxey ku xiran tahay haddii aadan tirtirin. lkn haddii ay dhacdo waad soo ceshan kartaa qaas ahaan haddii … Continue reading Sidee usoo ceshan kartaa sawir ama muuqaal aad ka tirtay iPhone kaaga ama iPad kaaga.!!

Halista application no badan oo dhib ku ah isticmaalaha Android ka.

Waxaan ka war qabnaa hadaan nahay dadka isticmaala android mobile ka markii aan kasoo dagsanno application meel ka baxsan Google Playga ama Webka Rasmiga ah iney nasaameneso, laga yaabana inuu wax ka badalo teleefan yadeena ama sirteena si fudud lagu qaadan karo( gacan sadexaad). Waxaa jira hadaba Google Playga xitaa inuusan amni aheyn oonan lagu … Continue reading Halista application no badan oo dhib ku ah isticmaalaha Android ka.