Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Maalmahaan baraha bulshada waxaa ku soo badanaaya in dadka ey qiyaasaan muuqaalkooda markii ey weynaadaan ama markii ey dhalin yaro noqdaan siduu u ekaan doono ayagoo isticmaalayo aaladda loo yaqaano FaceApp. FaceApp ma aha barnaamaj cusub, waxuu soo baxay 2017, waxaa leh Russia ama ruushka qolo wax u hormariso. Balse waxaa la moodaa baryahaan inuu … Continue reading Illaa halis intee la eg ayuu leeyahay FaceApp!!!

Advertisements

540 million oo isticmaala Facebook ga oo la helay xogtooda oo dayacan, taalana serveradda Amazon

Iyaddoo baryahaan facebook ey u aheyd maalmo xun kadib markii la helay 400 mallion oo isticmaalayaal ah password kooda, haddana xaaladdi wey ka dartay.. Tiro dhaafeysa haaf billion oo isticmaalayaal ah ayaa la helay xogtooda oo ku dayacan servers ka Amazon iyadoo difaac la'aan ah siduu sheegay website ka The Hacker News. Xogtaas oo lasoo … Continue reading 540 million oo isticmaala Facebook ga oo la helay xogtooda oo dayacan, taalana serveradda Amazon

Waa maxay farqiga u dhaxeeya Systems ka jira dunidda!!!

Sidaan wada ognahay waxaa Jiro dhowr system uu ku soo kaco computer ka. Maanta waxaan wax yar ka sheegi doonaa wax yar oo ku saabsan 3da ugu waaweyn oo laisticmaalo. Haddii aan ku bilowno system ka caanka ah oo badan keena isticmaalo Windows, Waa system ama Operating System sida loo yaqaan oo leh shirkadda Microsoft. … Continue reading Waa maxay farqiga u dhaxeeya Systems ka jira dunidda!!!

Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)!! Sidee loo isticmaalaa!!

markaan ka hadleyno internet, kaliya waxaan ka isticmaalnaa shaqadiisa 13% ama ka yar halka inta dhiman ay tahay Internet ka Modow Dark Web ama Deep Web sida loo yaqaano. Dark Web waa Meesha lagu kala gato sirta dunida waxaanna u naqaana "Suuqa madow ee internet ka". Waxaa ka mid ah daroogoyinka, jirka bani aadamka, sirar … Continue reading Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)!! Sidee loo isticmaalaa!!

Sidee iskaga ilaalin kartaa tuugada ka shaqeesata online ka.

10 Talaabo aad iskaga ilaalin karto tuugada online ka. Sidaan wada ognahay waxaa soo badanaya maalin maalinta ka danbeysa dhicida dadka oo laga xadayo Data dooda iyo arimahooda shaqsiyadeed. Haddaba sidaad iskaga ilaaliso tuugadaas waxaad u baahan tahay inaad sameyso 10 kaan talaabo. Isticmaal number sireed adag: number sireed kaaga waa inuusan ka koobnaanin waxyaabo … Continue reading Sidee iskaga ilaalin kartaa tuugada ka shaqeesata online ka.