Sidee ku xallin kartaa dhibaatada uu la imaado PlayStation4 dhanka heer kululka!!

Heer kululka kaliya dhibaato ma aha, ee waxuu wax u geesan karaa fiilooyinka, iyo system ka gudaha uu ku shaqeeyo PlayStation4. Haddaba waxaa jira dhowr siyaabood aad uga bad baadi karto.

Marka hore ogow PlayStation ka waxuu la imaadaa heer kulul soo booda ah, oo badanaa tilmaamta inuu system ka cabaar shidnaa. Si aad u hubsato waxaad sameysaa sida tan;

  1. Dami system ka, hubina inuu si toos ah u damay
  2. Dib usoo daar system ka, kadibna fiiri iney jirto cillada

Haddii ey jirto wali cillada waxaa suurta gal ah qolka heer kulul kiisa inuu daran yahay;

  1. Hubbi qolka heer kulul kiisa inuusan dhaafsiisneyn 26 Degree
  2. Isticmaal qaboojiyaha loogu tala galay PlayStation4

ps4-ports-ac

Markaad intaas sameyso waxaad ku dartaa hagaajinta iyo nadiifinta systemka, Mararka qaar waxaa laga yaabaa boorka inuu keeno heer kululka system ka. Waxaad usoo qaadataa qalab yar oo hawo soo deenaayo waxaadna ku aadisaa marwaxadaha iyo duleelada USB ga, Kadibna ku tirtir maro yar oo jilicsan oo qooyan.

Haddii ey sii jirto cillada waxaad fiirisaa Software Update kiisa. Si aad u fiirisana Setting ga tag oo PS4 kadib raac tilmaamahaan;

Haddii ay jiraan updates u dir si uu u fududaado systemka, culeeskana uu uga dago.
Kaddib markaad sidaas sameyso waxaa fiirisaa ciyaaraha kuugu Jiro iney qaateen update ka ugu danbeeyay. Si aad ayadana u hubiso raac tilmaamahaan;

  1. Menu ga PS4 tag kadibna dooro cayaarta aad rabto inaad update gareyso
  2. Kaddib right click ku dheh oo waxaad doorataa Check For Update

update

Haddii uu Jiro update udir si uu u qaato wixii cusub oo lagu soo daray. Badanaa hadduu system ka uu ku xiran yahay internet ka asagaaba isku diraayo update automatic ahaan.

 

Intii aan islahaa qofka asagaa qabsan kara asagoon u baahneyn meel inuu geeyo waa iga intaas. Haddii ey cillada sii jirto walaal si dag dag ah suubis u geey wali qof yaqaano sameyntiisa.

fatuux Cade

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s