Maxey ku kala duwan yihiin Android iyo iOS??

Haddaan ku hormarno Android ka, waa system kawada dhaxeeya shirkaddaha taleefanada soo saartay. Waxaana lahaatay shirkadda weyn ee Google ayadaana hadda hormariso.

android

Android ka waxuu ku shaqeeyaa inta taleefan kasoo hartay iPhone ka. Waana system ruux kasta hormarin karo fikradna ku darsan karo. asal ahaan system kaan ayaa loo soo galiyay internet ka si tijaaba ah, shirkaddaha soo saara taleefanada ayaa u bogay nadaam ka uu u shaqeeyo. nooca manta u danbeeyo ayaa ah Android 9 Pie. Waxuuna sii caawinayaa ku shaqeynta network ga 5G.

Haddaan u imaano iOS waa system ay sameysay, hormarisay shirkadda weyn ee Apple. iOS ayaa noqonaya system ka no1 u heesta dunida markii loo fiiriyo tayo ahaan iyo sumcad ahaanba.

ios

iOS ma aha mid ay isticmaalaan shirkaddaha kale ee kaliya waxaa isticmaala taleefanka iPhone ka sidoo kale iPad, iPod ka iyo wixii qalab ay soo saarto shirkadda Apple. iOS ma aha sidoo kale mid free ah ee waxey qaas u tahay un Apple. nooca u danbeeyo ayaa ah 12.1.4.

Intaas kaliya waxey aheyd warbixin guud. Waad ku mahadsan tahay wlaal aqris kaaga. wixii fikrad ah ama talo ah comment ga iigu soo qor sida ugu dhaqsiyaha badan insha Allah waan kaaga soo jawaabi doonaa.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s