Qiimaha iyo tilmaamaha uu wato mobile ka Galaxy S10:

Iyadoo la sugaayay soo bandhigidda Samsung taleefan keeda Galaxy S10, waxaa isa soo taraayo xogaga ku saabsan taleefankaas oo si sir ah loo soo helaayo.

Waxuu tilmaamay website ga TuttoAndroid oo talyaaniga laga leeyahay in Samsung ee soo wado 3 nooc oo Galaxy S10. Taleefanka Galaxy S10 Lite waxuu ku imaan doonaa shaashad cabirkeedu yahay 5.8inch iyo kaamiro Focus keedu badan yahay, Galaxy S10 waxuu ku imaan doonaa shaashad cabirkeedu yahay 6.1inch iyo kaamiro dhirir ahan u taalo waxuuna ku fiican yahay selfie ga, halka uu ku imaan doono Galaxy S10 Plus shaashad cabirkeedu yahay 6.4 sidoo kalena waxuu leeyahay kaamiro dhirir ahaan u sameysan.  Qiimeynta soo socoto waxey ku kala duwanaan doonaan sida loo kala maskax badan yahay iyo RAM ka badnaantiisa.

  • Galaxy S10 Lite oo wato 6GB oo RAM ah iyo 128 GB oo maskaxda ah $908.
  • Galaxy S10 oo wata 6GB oo RAM ah iyo 128GB oo maskaxda ah $1056.
  • Galaxy S10 oo wata 8GB oo RAM ah iyo 512GB oo maskaxda ah $1340.
  • Galaxy S10 Plus  oo wata 6GB oo RAM ah iyo maskax 128GB $1192.
  • Galaxy S10 Plus oo wata 8GB oo RAM ah iyo maskax gaareyso 512GB  $1477.
  • Galaxy S10 Plus oo wata 12GB oo RAM ah iyo maskax 1T $181

Waxaa laga yaabaa lacagta in wax yar uu ku kala badalnaato suuqyada sidoo kalena waxuu ku imaan doonaa midibyada modow,cadaan iyo cagaar halka Lite ga lagu dari doono midibka jaalaha.

#Fatuux Cade:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s