Halista application no badan oo dhib ku ah isticmaalaha Android ka.

google_play_protect_1Waxaan ka war qabnaa hadaan nahay dadka isticmaala android mobile ka markii aan kasoo dagsanno application meel ka baxsan Google Playga ama Webka Rasmiga ah iney nasaameneso, laga yaabana inuu wax ka badalo teleefan yadeena ama sirteena si fudud lagu qaadan karo( gacan sadexaad). Waxaa jira hadaba Google Playga xitaa inuusan amni aheyn oonan lagu aamini karin badanaa sirta. Application badan ayaa jira oo ku jira Google Playga ula jeedkooda uu yahay iney kuu soo bandhigaan xayeysiin aadan rabin.

Waxey sameenayaan ayaa ah inaad ku dhufato xayeysiintaas kadibna ay ku geeyaan website kale, markaas ay ogaadaan nooca xayeysiinta aad rabto ama jeceshahay ayagoo  xadayo macluumaad kaaga ku jira telkaaga.

Siduu sheegay website ka BuzzFeed Shirkadda Google waxey ogaatay arintaani iney halis u keeni karto macaamiisheda, waxey ka bixisay dhowr application oo tirada soo dagsatay gaareysa 115 malyan oo mar, waxaana ka mid ah EverythingMe oo tiradiisa gaareysa soo dagsashada 20 malyan oo mar, waxeyna u badnaayeen applicationada ciyaaraha iyo kuwa laisku qurxiyo.

-Fatuux Cade

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s