Indha furashada dhanka #Technology yada.

So dhawoow!

Technology yada waxey  noqoneysaa mid ku fida dunida oo dhan. Markaan u eegno Dalkeena Soomaaliya waxuu ka mid yahay dalalka Africa ugu sareeyo dhankaan iyo tech ga. waxaa soo badanayay maalmihi ugu danbeesay 15 Oct- 25 Oct bandhigyo lagu soo bandhigayo xirfadaha kala duwan iyo fursadaha ka banaan dalka oo loo baahan yahay in lamaal gashto. #Halkaan waxaad uga bogan kartaa wax allaala iyo wixii ku saabsan technology yada wali ayadoo laguugu soo gudbin doono luuqadada hooyo(Soomaali). — Fatuux Cade.

post

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s